Hey’adda Hormuud oo Deeq raashiin gaarsiisay qoysaskii ka barakacay Guriceel (Sawirro)

Hey’adda Hormuud Salaam Foundation oo ka jawaabeysa baahida  dadka ka  barakacay dagaaladii 4 maalin ee lasoo dhaafay ka socday degmada guriceel ayaa maanta gaarsisay deeq rashin oo iskugu jirta bur iyo bariis, waxaana deegaanada la gaarsiiyay ka mid ah: Fooleey, Saalax Dhadhaab, Dahir Fite, Ceel Baraf, Baraagta Tikaato, Godka Sheedeey, Baraagta Daameey, Xaarxaar. waxaana deeqdaan … Continue reading Hey’adda Hormuud oo Deeq raashiin gaarsiisay qoysaskii ka barakacay Guriceel (Sawirro)